Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]

Macluumaadka Corona Vienna waa taxane ka bixi doona idaacada ORANGE 94.0, macluumaadka hadda jira, xaqiiqda iyo macluumaadka shaqsiyeed ee ku saabsan fayraska COVID-19 ee Austria kuna baxaya luuqadaha... mehr anzeigen

Macluumaadka Corona Vienna waa taxane ka bixi doona idaacada ORANGE 94.0, macluumaadka hadda jira, xaqiiqda iyo macluumaadka shaqsiyeed ee ku saabsan fayraska COVID-19 ee Austria kuna baxaya luuqadaha Jarmalka, Ingiriiska, Farsi, Carabiga iyo Soomaaliga.

Ujeedada taxanahan ayaa ah in lagu bixiyo luuqado badan, macluumaad si cilmiyeysan loo baaray oo ku habboon xiriirka shaqsi ee bulshooyinka luuqadahaan ku hadla. Waxaan xisaabinay macluumaadka xad dhaafka ah iyo helitaanka xaqiiqooyinka, si isdaba joog ah, iyada oo loo marayo ififaalaha soo ifbaxaya.

Shan cutub ayaan usoo gudbin doonnaa dadka mowduucyo kala duwan oo la xiriira dhibaatada COVID 19 ee kajira Vienna iyo Austria.

***

Corona Information Vienna ist eine mehrsprachige Sendereihe von ORANGE 94.0, die aktuelle, sachliche und überprüfte Informationen rund um die Verbreitung des COVID-19 Virus in Österreich in den Sprachen Deutsch, Englisch, Farsi, Arabisch und Somali liefert.

Das Ziel dieser Sendereihe ist es mehrsprachige, gut recherchierte und an aktuellen Bedürfnissen der einzelnen Sprachcommunitys angepasste Informationen zu liefern. Wir möchten der Informationsüberflutung und der Gerüchteküche entgegen treten, indem wir relevante, aktuelle, durch sicheren Quellen überprüfte Inhalte ausstrahlen.

In fünf Folgen werden wir verschiedene Themen rund um die COVID-19 Krise, die das tägliche Leben der in Wien und Österreich lebenden Menschen unmittelbar betreffen, behandeln.

weniger anzeigen
Station

Orange 94.0

Alle 12 Folgen