Qeybta afaraad

15.04.2020 Taxanaha qeybtiisa afaraad waxaan kaga hadlaynaa iskuulada iyo xanaanooyinka,  casharada qaabka loo bixinayo iyo mudada ay xirnaan doonaan. Talooyin dhawr ah oo aad sameyn karto iyo sida aad guriga ilmaha ugu caawin karto.
Sendereihe

Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]

Zur Sendereihe Station

Orange 94.0

Zur Station
Thema:Gesundheit Radiomacher_in:Hamdi Adbullahi
Sprache: Somali
Teilen: