Waxbarashadii waa lagu laabtay.

27.05.2020

Qeybtaan waxaan kaga hadlaynaa ku laabashada waxbarashada ka dib in ka badan laba bilood oo lagu jiray bandow.

Waxaa kaloo ka helaysaa barnaamijka maanta xeerarka cusub ee ka jira schoola.da iyo nidaamka waxbarasho ee cusub.

Sendereihe

Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]

Zur Sendereihe Station

Orange 94.0

Zur Station
Thema:Gesellschaft Radiomacher_in:Hamdi Abdullahi
Sprache: Somali
Teilen: