Barnaamijka Caweeska Wararka Laanta Afsoomaliga Radio Fabrik Salzburg

10.02.2016

Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doono sharci cusub oo soo baxay oo la xiriira qaxootiga iyo Virus-ka Zika oo cabsi weyn laga qabo in si xad dhaaf ah u faafo, waxaa kaloo Barnaamijka qeyb ka noqon doona wararkii ugu danbeeyay Ciyaaraha iyo warar kale oo aan uga hadli doono ganacsiga iyo dhaqaalaha, waxaa barnaamijka inta uu socda dhextaal u noqon doona sugaanta!!

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Soziales
Sprache: Somali
Teilen: