Caweeska Radio Fabrik

22.06.2016

Barnaamijka waxaan maanta kusoo qaadan doona Hay’ada Qaxootiga qaramada UNHCR oo sheegtay in dadkii ugu badnaa aduunyada ay bara kaceen sanadkii lasoo dhaafay, Ciyaaraha waxaa qeyb ka noqon doono Koobka Euro 2016 oo meel xasaasi ah maraya, barnaamijka dhaqaalahana waxaan kusoo qaadan doona qodoba ay kamid yihiin Voestalpine oo soo saarta birta isla markaana laga leeyahay Austria oo soo calaamadeysay faa’iidooyin. Barnaamijka caafimaadka ee sadaalna waxaan kusoo qaadan doona khatarta caafimaad ee sigaarku leeyahay barnaamijka waxaa inta uu socdo aad dhageysan doontaan heeso xul ah.

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Gesundheit
Sprache: Somali
Teilen: