Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

09.11.2016

Barnaamijka maanta waxaan idinku haynaa doorashadii xalay ka dhacday mareykanka iyo sida aduunka looga dareemay waxaan idiin hayna falcelinta madaxda caalamka ee ku aadan madaxeyne Trump.

Waxaa kaloo barnaamijka qeyb ka ah barnaamijka cayaaraha, gancsiga & dhaqaalaha iyo weliba cafimaadka.

barnaamijka inta uu socdo waxaad ku dhageysan doontaan heeso xul ah.

Sendereihe

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Zur Sendereihe Station

Radiofabrik

Zur Station
Thema:Politik
Sprache: Somali
Teilen: