Music and art

30.12.2022

Muusiga iyo fanku waxa ay door muhiim ah ku leeyihiin nolosha Soomaalida marka la eego ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka, gabayada iyo heesaha.
Haddaba barnaamijkan ayaan ku wareysannay guddoomiyaha golaha abwaannada Soomaaliyeed Xirsi Dhux Maxamed Wehliye, waxaana uu magaalada Muqdisho kula hadlay wariye Burhaan Diini Faarax.

Music and art play an important role in the lives of Somalis in the form of traditional dances, poems and songs.
In this episode, we interviewed the chairman of the Somali Poets Council, Hirsi Dhux Mohamed Wehliye, he talked to Journalist Burhan Dini Farah in Mogadishu.

Sendereihe

Ileys Podcast

Zur Sendereihe Station

Orange 94.0

Zur Station
Thema:Gesellschaft Radiomacher_in:Hamdi Abdullahi
Sprache: Somali
Teilen: